Manchester United waligeed kuma guuleysan Premier League
Khabiirka kubada cagta Ingriiska Paul Merson ayaa sheegay in Manchester United aysan waligeed ku guuleysan doonin Premier League la’aanta Edinson Cavani oo ah gooldhaliyahooda ugu sareeya.Xiddiga reer Uruguay ayaa ku biiray United xagaagii kadib markii uu dhacay heshiiskiisii kooxda reer France ee Paris Saint-Germain.Cavani ayaa muujiyay inuu wali haysto tayada gooldhalinta isla markaana uu ka mid yahay weeraryahanada aduunka ugu fiican, inkasta oo uu ugiu wakhtigiisii dhaafay laakiin ma cada in uu sii joogi doono Old…