visit by the Chief of Staff of the French armies

The Chief of Staff of the French armies concluded a 48-hour visit on Friday, December 11, to Mali. General Lecointre went north to visit the French and European troops present in this part of the country to fight terrorism. He ended his visit, the first since the coup on August 18, through Bamako, where he met with several transitional authorities.…

Suudaan oo Muwaadiniinta Suuriyaanka ah kahor istaagtay in

Qaxooti aad u badan oo ka kooban Carruur, Haween & dhalinyaro reer Suuriya ah ayaa u safray Dalal kala duwan oo u badan kuwa Yurub, Afrika & Carabta si ay u helaan meelo ka nolol wanaagsan dhulkooda. Dadkaan ayaa sababta ugu weyn ay u safrayaan ku sheegay in aysan u dulqaadan Karin hubka la isu adeegsado & xaaladaha dhanka bani aadamnimo ee dalkaas oo sal-kiciyay qoysas badan oo ka ladnaa dhibka heysta. Waddamo dhowr ah oo Turkiga ugu horeeyo ayay gaareen, inta…

Everton vs Chelsea – Blues ayaa hoggaanka u heysa Premier League

Chelsea ayaa fursad u heysata inay si ku meel gaar ah u qabato hogaanka Premier League marka ay caawa wajahayaan Everton garoonka Goodison Park.Blues ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigtay tan iyo dhamaadkii bishii October, kaliya labo dhibcood ayey ka hooseysaa hogaamiyaasha Tottenham Hotspur iyo Liverpool, kuwaasoo hal dhibic u jirsan doona hadii ay guuleystaan ​​ciyaarta oo ay sii ahaadaan hogaanka horyaalka. illaa Axadda oo ay wada ciyaarayaan labada kooxood ee kale.Iyadoo Chelsea ay tahay kooxda ugu sareysa,…

Shirka Hogaamiyayaasha DFS & DG Suuragal ma tahay in uu dib u dhigo

Sawirka Hogaamiyayaasha DFS & DG ee la qaaday 1-da Oktoobar 2020 Raysul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in marka uu kasoo laabto safar maalmo qaadanaya uu ku marayo Garoowe, Gaalkacyo & Dhuusamareeb kadib uu Muqdisho isugu keenayo Hogaamiyayaasha DFS & DG si ay uga wada xaajoodaan arrimaha Doorashada 20/21. Waqtiga ku cad heshiiska 1-da October 2020 ee Hogaamiyayaasha Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada intiisa badan lama dhaqangelin, sabab la…

Man Utd v ManCity – Sunshine & Guardiola ayaa dhici doona

Manchester United iyo Manchester City ayaa foodda is dari doona markii 183aad ee sabtida iyaga oo leh min hal dhibic oo kaliya, labadaba qaab ciyaareed liita.United iyo City waxay ku bilowdeen xilli ciyaareed niyad jab leh laakiin waxay sare u kaceen todobaadyadii la soo dhaafay iyadoo daraasiin naadi ay ka horeeyaan.Manchester United oo laga reebay Champions League ayaa u dagaallami doonta sidii ay ugu soo laaban lahayd wadada guusha iyadoo seddex dhibcood ka sarreysa deriskeeda si ay taageerayaasheeda ugu soo celiyaan…

UN silence following Trump’s announcement

No response from the UN to Donald Trump's announcement of the recognition of Morocco's sovereignty over Western Sahara by the United States, while Morocco confirms that it recognizes Israel's legitimacy. Nor had the Security Council responded last month to Rabat's intrusion into the area monitored by MINURSO, the UN force for organizing a referendum in Western Sahara, which has broken a 30-year ceasefire…

official recognition of the opposition Democrats

Since yesterday in Benin, the Democratic Party of former head of state Boni Yayi is finally officially recognized and can participate in the animation of political life. It is the first major party in the radical opposition to Patrice Talon to have received permission since the political reforms in November 2019. In parliament and at the head of the cities, more than 95% of the elected officials come…

AFRICOM oo soo bandhigtay Muuqaalka Duqeyn ay ka fulisay

Taliska howlgalada Mareykanka u qaabilsan Qaaradda Afrika ee loosoo gaabiyo AFRICOM ayaa baahiyay Muuqaal laga duubay meel u dhaw Degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe oo 10-kii December 2020 duqeyn ku bartilmaameedsadeen. Mareykanka ayaa sheegay in weerarkaas oo dhacay 1-da Duhurnimo ee Khamiista in lagu dilay 8-xubnood oo Al-Shabaab katirsan una qaabilsan qaybta qaraxyada, halka lagu dhaawacay labo kale sida Mareykanka uu sheegay. Burbur xooggan ayaa gaaray dhismaha goobta…

Côte d’Ivoire intends to vaccinate 20% of the inhabitants

With lower than 22,000 circumstances declared for the reason that pandemic started and 133 deaths recorded, Ivory Coast appears comparatively spared from the pandemic in comparison with different international locations in Africa as effectively. However Côte d'Ivoire is becoming a member of the Covax initiative and can launch a large vaccination marketing campaign subsequent yr, which the federal…

Raysul Wasaare Rooble oo kulamo ka bilaabay Magaalada

Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ku hoyday Magaalada Garoowe ayaa kulamo gaar gaar ah la qaaday Hogaamiyayaasha sare ee DG Puntland, mas’uuliyiin kala duwan & shaqsiyaad saameyn ku leh Siyaasadda. Kulamada ayaa ah kuwo hordhac u ah safarka uu ku joogo Magaalada Garoowe si uu gunta ugu galo ujeedka socdaalkiisa oo ah la xaajoodka Maamulka Puntland oo uu kala hadlayo arrimaha Doorashada. Rooble ayaa maanta lagu wadaa in uu kulamo rasmi ah la qaato…