El Hadji Diouf, Balotelli iyo Poulsen – Akhriso 25-ka saxiix ee ugu wanaagsan
Xiddiga reer Senegal El Hadji Diouf ayaa ka mid noqday ciyaartoydii ugu xumaa Liverpool intii lagu guda jiray xilli ciyaareedka Premier League, kaasoo soo bilowday bilowgii 1990-yadii.Liverpool waxay ku qaadatay 30 sano inay ku guuleysato horyaalka Premier League, abaartuna waxay dhammaatay xilli ciyaareedkii hore, iyadoo tababare Jurgen Klopp uu la wareegay.Toddoba maamuleyaal rasmi ah ayaa joogay Liverpool tan iyo 1992 markaas oo horyaalka uu ku guuleystay Premier League, dhammaantoodna way ka tageen kooxda iyagoo aan ku…