Arsenal ayaa afduubatay Barcelona iyo Man Sergio Aguero
Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa amaanay Sergio Aguero ka dib markii lagu dhawaaqay in weeraryahanku uu ka tagi doono Manchester City dhamaadka xilli ciyaareedkaan, halka uu diiday inuu ka hadlo hadii Gunners ay si bilaash ah kula soo saxiixaneyso weeraryahankaan.Hogaamiyaasha Premier League ayaa horaantii todobaadkan shaaciyay in gooldhaliyahooda ugu sareeya uu ka tagi doono Etihad Stadium marka qandaraaskiisa uu dhaco xagaagan, iyadoo kooxo dhowr ah ay durbaba socdaan.Aguero ayaa la sheegay inuu shaqsi ahaan xiiseynayo…