Toddobada xiddig ee ay Liverpool iibin doonto xagaagan
Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay iibin doonto 7 xiddig xagaagan marka uu Jurgen Klopp dib u habeyn ku sameeyo kooxdiisa.Kadib markii uu soo saaray qaab ciyaareedkii ugu fiicnaa ee ciyaartoydiisa labadii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay, kooxda Klopp ayaa dib u dhacday.Liverpool ayaa laga badiyay lixdii kulan ee ugu danbeysay ee Premier League ee ay ku ciyaaraan garoonka Anfield waxayna ku jiraan kaalinta 7aad ee kala sareynta.Naadiga waxaa lala xiriiriyay Ibrahima Konate, Kalidou Koulibaly iyo Donyell Malen, taasoo ku…