Waa Kuma Xiddiga Liverpool Ka Tirsan Ee Sababta U
Garabka weerar ee kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa la xusayaa inuu hayo furaha uu weeraryahanka Atletico Madrid ee Luis Suarez ugu soo laaban karo kooxda suuqa xagaaga ee dhammaadka xilli ciyaaredkan.
Xiddiga ree Uruguay ayaa ahaa mid wacdarro ku dhigayay Anfield tan iyo markii uu uga tagay Barcelona sanadkii 2014, suuqii hore ayay ahayd markii lagu qasbay inuu ka baxo Camp Nou waxaana uu xilli ciyaareedkan horyaalka ku hoggaaminayaa Atletico.
Laakiin Suarez oo hadda 34 sano jir ah ayay macquul tahay inuusan…