XASAASI: Heshiis Kordhinta Sergio Ramos Oo Meel
Mustaqbalka kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos ee kooxdaas ayaa u muuqda mid aan wali meel lagu hubin oo cirka ku shareeran iyadoo labada dhinacba ay wali iska caabin ku jiraan.
Ramos oo ahaa mid ka tirsan Real Madrid tan iyo markii uu dhinaca Sevilla kaga soo biiray sanadkii 2005 ayaa ah mid qaab bilaash ah lagu heli karo xagaaga xilli ay kaliya 95 maalmood uga hadheen heshiiska uu kula joogo Los Blancos.
Iyadoo tartanka Euro uu bilaabmayo 11-ka bisha June ee sanadkan 2021 ayuu Sergio maalintaas shaqsiyan ka dhigtay…