Myanmar: Militariga oo toogashada Rayidka kordhiyay &
Myanmar oo Talada Militariga la wareegay 1-dii Febaraayo 2021 waxaa ka socda dibadbaxyada dadka ka careysan go’aan ay ka dhigayaan iyada oo Ciidamada ay toogasho si joogta ugu sameeyaan dadka xamaasadeysan.
114-ruux oo Sabtidii la dilay waxa ay ka dhigtay tiradii ugu badneed ee la togto waxaana sidaas ku jabay rikoodhkii todobaadyo kahor ee ahaa in maalin qura la dilay 90-ruux sida ay tebisay Warbaahinta Gudaha & tan dibedda.
Hay’adaha u dooda Xuquuqda Aadanaha ayaa cambaareyn kusoo koobmay, Dowladaha qaar waxa ay…