Puntland State ayaa war cusub kasoo saartay shirkii doorashada ee Afision
Muqdisho (Axadle) - War cusub oo laga soo saaray shirkii dowladda ee looga hadlay doorashada Afisyoone, kaasoo fashilmay usbuucii hore, sida ay sheegtay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.
Afhayeenka madaxtooyada Puntland Jaamac Daparani oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa ka codsaday madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday inuu ku laabto shirka Afisone si dib loogu bilaabo wadahadalada doorashooyinka dalka.
Jaamac Daparani ayaa…