Valencia scene Cadiz walks away after Mouctar Diakhaby alleges racial abuse

Valencia went off the field halfway through their La Liga match against Cadiz on Sunday night, after Mouctar Diakhaby was subjected to alleged racist abuses.With 30 minutes to go, Diakhaby clashed with opposition defender Juan Cala in Valencia's penalty area before the couple began a heated discussion. Shortly afterwards, Diakhaby was visibly saddened by something Cala had said, which resulted in Cadiz's Fali and Valencia forward Kevin Gameiro intervening heavily to separate the pair.Diakhaby, who was booked by the referee,…

Itoobiya oo ku dhawaaqday inay ciidamadeeda Eriteriya Ay ka baxaayan Dalkooda

Ciidamada Eriteriya ayaa bilaabay inay ka baxaan gobolka Tigreega ee woqooyiga Itoobiya ka dib markii ay ka barbar dagaalameen ciidamada dawlada (ENDF) ka dhanka ah hogaamiyaasha gobolka ee isbadal doonka ah ee Jabhada Xoreynta Dadka Tigray (TPLF). Mareykanka, Jarmalka, Faransiiska iyo dalal kale oo ka tirsan G7 ayaa jimcihii ugu yeeray askartaas in si deg deg ah oo bilaa shuruud ah Eriteriyaanka looga saaro gobolka iyo in la helo aqbalaad siyaasadeed oo ay helaan dhamaan Itoobiyaanku halkaas ku nool. Hadalkan ayaa…

a selection start difficult to verify

On Saturday (April 3), the Ethiopian Foreign Minister announced the start of the withdrawal of Eritrean troops from Tigray. But the region is in a close camera and no one has confirmed it yet. Just a few days ago, the Ethiopian government acknowledged the presence of Eritrean troops on its territory. He now claims that they…

Solskjaer Oo Xaqiijiyey In Xiddig Muhiim U Ahaa Kooxdiisu Uu

Tababaraha Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaciyey in kooxdiisu ay la kulantay war aanay jeclaysanin oo u xaqiijiyey in mid ka mid ah xiddigaha muhiimka ah ee  kooxdu uu garoomada ka maqnaanayo inta ka hadhay xilli ciyaareedka.Manchester United oo u dagaallamaysa in ay kaalinta labaad kaga dhamaysato horyaalka Premier League, ayaa waxa inta badan ciyaartoygeeda koowaad ay u baxeen kulamadii caalamiga ahaa, waxaanay soo laabteen iyadoo qaarkood dhaawacan yihiin, inkasta oo ay dhamaantood kusoo laabteen waqti…

Ciyaaryahanadda Valencia Oo Ka Dareeray Garoonka Daqiiqaddii 29aad,

Ciyaartii u dhaxaysay labada kooxood ee Cadiz iyo Valencia ayaa la joojiyey iyadoo maraysa daqiiqaddii 29aad ee qaybta hore, kaddib markii ay isku dhaceen Juan Gala iyo Mouctar Diakhaby.Difaaca Valencia ee Mouctar Diakhaby ayaa daba cararay Juan Gala oo hadallo cunsuriyad ah oo la wada maqlayay ku yiedhi laacibkan madowga ah, waxaanay garoonka dhexdiisa isku weydaarsadeen muran iyadoo ciyaaryahannada kale ee labada kooxood ay kala qabteen.Kaddib muddo kooban oo muran iyo is-jiid-jiid ah, ciyaartoyda Valencia ayaa isku dayay…

Qoor Qoor oo Xamar ka Amba baxaay Maanta

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa galabta ka baaqday safar uu ku tegi lahaa magaalada Dhuusamareeb, kadib markii uu gabalku ku dhacay diyaaraduhuna ka cudur daarteen inay goor habeen ah ka degaan Dhuusamareeb. Qoor Qoor ayaa berri tegaya magaalada Dhuusamareeb, maadaama ay ka dhamaatay mudadii 45-ka cisho aheyd ee dastuurka Galmudug uu u ogolaanayey in Madaxweynuhu ka maqnaa karo deegaanka. Safarka…

Leicester have back-to-back seasons that define games to come

Leicester City have made a habit of defying the odds in their recent history.For once, their match against Manchester City on Saturday went just as expected, with the fox sinking to a 2-0 defeat. In fact, it could and perhaps should have been the visitors' profit margin as well. Only in the first half Kevin de Bruyne hit the crossbar with an evil free kick and Riyad Mahrez was denied a goal against his former club by Kasper Schmeichel's right boot.In addition to having the better chances, City also enjoyed periods of comic…

How long Anthony Martial could be out with a knee injury

Manchester United manager Ole Gunnar Solskjaer has confirmed that Anthony Martial turned his knee on international service at France and can be ruled out for the rest of the 2020/21 season.The Red Devils' number nine had joined Les Blues for their trio of World Cup qualifiers at the end of March, but manager Didier Deschamps was forced to withdraw Martial during the 2-0 win over Kazakhstan.Martial had international service with France when he took up the injury FRANCK FIFE / Getty ImagesIt was not known how serious Martial's…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Manchester United vs Brighton – Solskjaer Oo

Ole Gunnar Solskjaer ayaa mar kale kaydka u diray goolhaye David de Gea oo mustaqbalkiisa Old Trafford uu mugdi sii gelayo, waxaana uu ka doortay Dean Henderson oo kusoo bilowday ciyaarta ay ku martigelinayaan Brighton.Scott McTominay ayaa loo diray kaydka, waxaana kasoo hormaray xiddiga reer France ee Paul Pogba oo kusoo bilowday, halka Edinson Cavani uu hoggaaminayo weerarka oo ay iska garab ciyaarayaan Marcus Rashford iyo Mason Greenwood oo kasoo kabtay dhaawac fudud oo kasoo gaadhay ciyaaraha caalamiga ah.Khadka dhexe…

DEG-DEG: Laba Ka Mid Ah Xiddigaha Chelsea Oo Ku Dagaallamay Garoonka

Tababare Thomas Tuchel ayaa tababarkii maanta ka joojiyey difaaca reer Germany ee Antonio Rudiger kaddib markii uu garoonka dhexdiisa kula dagaallamay goolhayaha reer Spain ee Kepa Arrizabalaga kaddib markii ay soo dhamaatay ciyaartii shalay ay West Brom ku burburisay 5-2.Chelsea ayaa guul-darro xanuun badan la kulantay shalay, waxaana soo afjarmay 14 ciyarood oo xidhiidh ahaa oo aanu wax guul-darro ah la kulmin tababare Thomas Tuchel, waxaana markan si xun u karbaashtay West Brom oo ka faa’iidaysatay kaadh cas oo uu waqti…