KOOXDA ISBUUCA – 11kii Xiddig Ee Todobaadkan Ugu Fiicnaa Horyaalka
Manchester City ayaa guuldarro lama filaan ah 2-1 gurigeeda kaga soo gaadhay Leeds, Manchester United ayaa hadda 11 dhibcood ka hooseysa hoggaamiyeyaasha horyaalka ka dib markii ay 3-1 kaga badiyeen Tottenham.West Ham ayaa dib ugu soo laabatay kaalinta afaraad ka dib markii ay 3-2 kaga badisay kooxda kaalinta seddexaad ee Leicester, halka Chelsea ay ku jirto kaalinta shanaad ka dib markii ay 4-1 kaga badisay Crystal Palace.Dhinaca kale, kooxda heysata horyaalnimada ee Liverpool ayaa dhalisay goolka guusha waqtiga dhimashada…