XOG CULUS: Messi Oo Ka Cadhaysan Super League, Sababta Xasaasiga Ah Ee
Ku dhawaaqista horyaalka cusub ee European Super League ayaa cusbo kale kusii dartay mustaqbalka kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi kaas oo marka horeba la filayay inuu kooxdaas iskaga tago dhammaadka xilli ciyaareedkan.Heshiiska uu 33 sano jirkaasi ku joogo Camp Nou ayaa ah mid dhacaya bisha June ee sanadkan, wali ma jiraan wax warar ah oo sheegaya in heshiis kordhin ay isku fahmeen isaga iyo maamulka kooxdu.Messi ayaa la filayaa inuu dhawaan la kulmo aabihii ahna wakiilkiiisa Jorge Messi si uu ugala hadlo dookhyada…