Arsenal Oo Heerka Labaad U Dhaadhicisay West Brom Xilli Ay Kusoo
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa kusoo laabatay jidka guusha kaddib toddobaadyo madax xanuun ahaa oo laga soo reebay tartanka Europa League oo ay Villarreal kusoo karbaashtay iyo natiijooyin aan fiicnayn oo ay ka keenayeen horyaalka Premier League.Arsenal ayaa sare ugu soo dallacday kaalinta sagaalaad ee miiska kala-sarraynta horyaalka Premier League iyagoo guul 3-1 ah ka gaadhay West Brom oo ay u dhaadhiciyeen heerka labaad ee Championship.Kulankan oo tababare Mikel Arteta uu isbeddello badan ku sameeyey safkiisa, kaydkana…