DAAWO Yaabkan: Ronaldo Oo Markale Banka Keenay Sida Uu Laadadka Xorta
Hoggaamiyaha kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayay macquul tahay inay xalay u ahayd markii ugu dambaysay ee uu isku dhigay laad xor ah oo kooxdiisa lagu tuurayay kaddib markii uu markale noqday meesha uu ka liito gidaarka Juve ee laadka xorta ah difaacayay.Ronaldo ayaa lagu sifeeyay inuu yahay khiyaanoole kaddib markii uu kasii jeedsaday bishii hore laad xor ah oo ay kooxda FC Porto ka dhalisay Juventus kaas oo sabab buuxda u noqday inay ka hadhaan UEFA Champions League.Markale Arbacadii xalay, kulan Serie A ah ayay…