Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa soo saaray digniin militeri oo kale – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay wariyaasha ayaa mar kale ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan khilaafka doorashada iyo arrimaha ciidamada.
Xasan Sheekh wuxuu sheegay inay dhowr jeer ka digeen in la siyaasadeeyo ciidanka, laakiin ay arkeen wixii dhacay, sida uu yiri.
Sidoo kale Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Milatariga inay diidaan wax kasta oo…