RASMI: Pep Guardiola Oo Warkii La Sugayay Kasoo Yeedhay Iyo Haddii
Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay haddiiba xiddiga laf-dhabarta u ah kooxdiisa ee Kevin De Bruyne uu taam buuxa u yahay kulanka Final-ka Carabao Cup ee ay berri la balansan yihiin dhigooda Tottenham oo uu ugu xigi doono kulanka afar dhammaadka Champions League ee PSG.De Bruyne ayaa ahaa mid shaki ku jiro taam ahaanshihiisa laba kamida kulamada ugu waaweyn ee ay xilli ciyaareedkan ciyaarayso City oo ah Final-ka berri iyo ciyaarta lugta koowaad ee afar dhammaadka CL ee Parc des Princes ka…