DF oo talaabo kaqaaday masjidka iyo imaamka oo amar kaqaatay Al-Shabaab – Axadle
Afooge (Axadle) - Maamulka degmada Afgooye ee gobolka Sh / hoose ayaa xabsi iyo jirdil ugaystay imaamyo iyo dad shacab ah oo salaada ciidul fidriga ku dukaday qaar kamid ah masaajidada kuyaala degmadaasi.
Imaamyada ayaa la sheegay inay aqbaleen amarkii Al-Shabaab ee ahaa in lagu dhawaaqo Ciidul Fidriga maalinta Arbacada ee bisha Shawaal.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xoog ku galay masjidka, waxaana la xiray dhowr imaam oo diiday inay…