Muxuu Farmaajo kala hadlay Madaxweynaha Burundi? – Axadle
Kampala (Axadle) - Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda kula kulmay madaxweynaha Burundi istvariste Ndayishimiye, sida lagu sheegay war ka soo baxay Villa Somalia.
Intii kulanku socday waxay labada madaxweyne ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda.
“Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo…