Bruno Fernandes Oo Magacaabay SAGAALKA Xiddig Ee Ugu Wanaagsan
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa magacaabay sagalaka ciyaartoy ee ugu wanaagsan horyaalka waddanka Ingiriiska Premier League ee uu ku raaxaysto daawashadooda, kuwaas oo uu sheegay in ay yihiin xiddigahha ugu wanaagsan.Fernandes oo ak mid ah ciyaartoyda ugu saamaynta badan horyaalka Premier League ayaa xilli ciyaareedkan ay kooxdiisu ku dhamaysatay kaalinta labaad, iyagoo rajaynaya in sannadka dambe ay soo gaabin doonaan farqiga Metropolis.Laacibkan ayaa isagoo ka jawaabayay su’aalo…