Miyey Seegayaan Kulanka Chelsea? Real Madrid Oo Heshay Xogtii U
Real Madrid ayaa bilowday diyaaar-garowga kulanka adag ee semi-finalka Champions League ay kula ballansan yihiin Chelsea, taas oo lugta hore ay wada ciyaari doonaan Salaasada.Ciyaaryahanadda Real Madrid ayaan iska luminin wax fursad ah, waxaana iyagoo xalay ciyaaray ay haddana saaka yimaaddeen tababarka si ay iskugu diyaariyaan semi-finalka Champions League.Tababarkii saaka ayaa farxad u ahaa Zinedine Zidane, waxaana uu dib u helay xiddiga khadka dhexe ee Toni Kroos oo dhaawac kaga maqnaa saddexdii ciyaarood ee ugu…