WAR DHAMMAADAY: Lionel Messi Oo Ugu Dambayn Barcelona U Sheegay
Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay, kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxdaas isla markaana sii joogi doona sanado dhaafsiisan xagaagan marka heshiiskiisa haddu dhacayo.Heshiiska Messi uu imika kula joogo Barcelona ayaa dhacaya dhammaadka bisha June, mustaqbalkiisa kooxdaas ayaa ahaa mid cirka ku shareeran tan iyo markii uu xagaagii 2020 u sheegay inuu bixitaan rasmi ah doonayo.Laakiin hadda waxa ay u muuqataa in hubaanti la’aantii uu ka baxay mustaqbalka Messi isaga oo…