Ciidamada ay kala hogaaminayaan Indha-Cadde iyo Saadaq Joon zone zone – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Ciidamada daacada u ah Musharax Madaxweyne C / raxmaan C / shakuur iyo xoogaga kale ee ka soo horjeeda mudo kordhinta oo ay kala hogaaminayaan Saadaq John iyo Yusuf Indhacadde ayaa ka guuray agagaarka Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim oo ay ku sugnaayeen habeenadii la soo dhaafay.
Ciidamada ayaa la sheegay inay u dhaqaaqeen dhanka degmada Siigaale ee degmada Hodan, halkaasoo iyaga iyo inta la socotaba ay ka samaysteen saldhig…