Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea vs Fulham – Tuchel Oo Isbeddello Badan
Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge ku qaabbilaysa Fulham oo ku jirta khadka cas, halisna ugu jirta in ay dib ugu laabato heerka labaad, laakiin Blues ayaa iyaduna u baahan saddex dhibcood oo ay damaanad kaga dhigato kaalinteeda afraad ee horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan.Tababare Thomas Tuchel ayaa isbeddelo badan ku sameeyey safkiisa, waxaanu dhigtay ciyaartoydiisa muhiimka ah intooda badan iyadoo uu kasii fikirayo kulanka Actual Madrid ee lugta labaad ee semi-finalka Champions League ee…