DAAWO SAWIRRO: Ciyaaryahanadda PSG Oo U Duulay Manchester & Farriintii La
Kylian Mbappe ayaa la safray ciyaartoyda kooxdiisa PSG ee maanta u duulay waddanka Ingiriiska gaar ahaan magaalada Manchester, halkaas oo habeen dambe ay lugta labaad ee semi-finalka Champions League kula soo ciyaari doonaan Manchester Metropolis.PSG ayaa ciyaartii hore lagaga badiyey garoonkeeda 2-1, waxaanay tegayaan Etihad Stadium iyadoo laga doonayo in ugu yaraan laba gool ay la yimaaddaan, si ay ugu gudbi karaan finalka sannadkii labaad oo xixdhiidh ah.Weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe oo dhaawac muruqa ah…