“Dhamaan Saaxiibbadaydii Means Wada Dhinteen…” – Andriy Shevchenko Oo
Andriy Shevchenko ayaa daboolka ka qaaday sheeko murug leh oo ku habsatay, taas oo aanay inta badan dadku ka conflict qabin.Laacibkan hore ee reer Ukraine ayaa xirfaddiisa ciyaareed waxay kusoo kacaantay kooxda Dynamo Kiev ee waddanka Ukraine, halkaas oo ay AC Milan kasoo iibsatay badhtamihii 90meeyadii, waxaanu kooxda Talyaaniga la qaaday koobab badan illaa dhamaadkii cimrigiisa uu usii dhaafay Chelsea.Andriy Shevchenko ayaa soo saaray buug uu ka qoray taariikh nololeedkiisii oo uu ugu magac daray ‘La mia vita, il mio…