Ronaldo Oo La Dagaalamay Goolhaye Szczesny, Feedhkii Uu Gidaarka Ku

Cristiano Ronaldo ayaa cadho badan muujiyey dhamaadka ciyaartii ay Juventus 3-1 ku garaacday Genoa Axaddii, taas oo aanu isagu wax gool ah dhalinin.Saddexda gool ee Juventus ayay kala dhaliyeen Dejan Kulusevski, Alvaro Morata iyo Weston McKinnie iyadoo Ronaldo uu awoodi waayay inuu shabaqa soo taabto.Xiddiga Portugal ayaa aad u careysnaa intii ay ciyaarta socotay ka dib markii uu ku guuldareystay inuu shabaqa soo taabto.Wargeyska La Gazetta dello Sport ayaa sheegaya in 36 jirkaan uu aad uga carooday qaar ka mid ah…

Aqalka Senate-ka Mareykanka wuxuu ka soo horjeedaa ballaarinta hay’adaha dowladda Soomaaliya – Axadle

Washington (Axadle) - Golaha Senate-ka Mareykanka ayaa ka soo horjeestay kordhinta Golaha Wakiilada Soomaaliya oo labo sano loogu kordhiyay madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday iyo hay'adaha kale ee dowlada federaalka. War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga xiriirka dibadda ee Senate-ka Mareykanka ayaa lagu sheegay in muddo kordhinta ay jabineyso shuruucda dimuqraadiyadda isla markaana ay khatar ku tahay deganaanshaha Soomaaliya "Doorashooyinka…

Hordhac: PSG vs Bayern Munich – Maxaa Kala Heysta Kooxahaan Caawa?

Paris Saint-Germain ayaa martigelineysa Bayern Munich lugta labaad ee wareega sideed dhamaadka Champions League caawa oo Talaado ah, iyadoo kooxda Faransiiska ay guul 3-2 ah soo gaartay lugtii hore.Lugtii hore oo ka dhacday dalka Jarmalka waxay aheyd ciyaar xiiso leh oo aan la ilaawi karin iyadoo Kylian Mbappe iyo Marquinhos ay hogaanka u dhiibeen PSG 30kii daqiiqo ee ciyaarta ugu horeeyay laakiin kooxda difaacaneysa koobka ayaa barbareysay saacad markii ay ciyaarta socotay ka dib goolal ay u kala dhaliyeen xiddiga buuxinaya…

Hordhac: Chelsea vs FC Porto – Blues Oo Qarka U Saaran Semi-finalka

Chelsea ayaa martigelineysa Fc Porto kulanka lugta labaad ee wareega sideed dhamaadka Champions League caawa oo Talaado ah.Lugtii hore oo marti loo ahaa kooxda reer Portugal balse ka dhacday magaalada Sevilla ee dalka Spain Chelsea ayaa soo bandhigtay qaab ciyaareed ay natiijo fiican ku gaartay.Labo gool ay u kala dhaliyeen Mason Mount iyo Ben Chilwell ayaa u xaqiijiyay guul 2-0 ah.Tababare Thomas Tuchel ayaa shaaciyay ka hor kulankaan in la joogo waqtigii ay Chelsea ku guuleysan laheyd koobab.Kooxda Tuchel oo haatan…

Mareykanka oo DF ku eedeeyay xadgudubyo culus – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Qoraal ka soo baxay Waaxda Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqda Aadanaha ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya ee 2020 ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku dhaqaaqday ficillo wax u dhimaya dimuqraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha. Bayaanka oo aad u dheeraa ayaa lagu eedeeyay dowlada federaalka inay ku kacday falal ka baxsan bini’aadanimada sida xarig sharci daro ah, lawaayay, banaanbaxyo…

why 57 members of the “Government of the Union”

In the Democratic Republic of Congo, the members of the new government are finally known. The first "Holy Union" government that President Tshisekedi wants consists of 56 and its Prime Minister Jean-Michel Sama Lukonde. That's 10 less than the previous team. But it is beyond what was hoped for. According to the head of government, there were many criteria to reconcile.…

Xildhibaan Fiqi oo ka horyimid go’aan uu qaatay taliye Saadaq John

Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo sidoo kale Mudane ka tirsan golaha shacabka, ayaa ka hadlay go’aankii uu shalay ku hor-istaagay Saadaq John in uu qabsoomo kulankii baarlamaanka ee looga hadlayay doorashada. Saadaq John, oo ahaa Taliyihii gobolka Benaadir ayaa waxyar kadib xilka laga qaaday markii uu shaaciyey inuusan raali ka aheyn in muddo kororsi loo sameeyo dowladda waqtigeedu dhamaaday, taasi oo laga cabsi qabay inay ku dhaqaaqan mudaneyaasha goluhu. Fiqi ayaa ugu horeyntii ku bogaadiyey…

three quarters of the people of Malagasy want to be

Transparency International Madagascar conducted a survey of 1,700 people in three regions of the country. The purpose of this study is to know the population's perception of vaccination, as the second wave of Covid-19 continues to wreak havoc on the island. as reported from Madagascar, Laure Verneau76% of respondents want to be…

Confusion over the arrival of the Russian vaccine

In Kenya, there is confusion about the Russian vaccine Sputnik V. A few days after the first injections in the country, the vaccination was stopped. The Kenyan government mentions in particular the lack of permission to use the serum. Since mid-March, 75,000 Sputnik V vaccines have arrived on Kenyan soil via a private company.…

strong tensions in Goma in northern Kivu

At least seven people have been killed and 22 injured in and around Goma in violence following protests against insecurity in northern Kivu province. This violence reached its peak on Sunday and continued on Monday, April 12, on the outskirts of Goma. as reported from Kinshasa, Patient LigodiThe violence began on Sunday, April…