XASAASI: Mbappe Oo Laba Shuruudood Ku Xidhay Inuu PSG Sii Joogo,
Sida uu sheegayo wargeyska AS, mustaqbalka da’yarka Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa ah mid aan la ogayn halka uu ku dambayn doono iyadoo Neymar oo muhiimada koowaad u ahaa kooxdu uu heshiis kordhin sameeyay.Bruno Satin oo ah mid kamida wakiilada aadka loogu xidhan yahay ee French-ka ah oo ka hadlay xaalada Mbappe ayaa sheegay in warar uu helayaa ay yihiin in 22 sano jirkaasi uu heshiiska shaqsiga ah la gaadhay Madrid.Satin ayaa sheegaya in PSG aysan u ogolaan doonin Mbappe inuu baxo xagaagan isla markaana ay ka…