DF ayaa war kasoo saartay arrimaha maraakiibta kadib soo celinta xiriirkii ay la laheyd Kenya – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan wax lug ah ku lahayn kiiska dacwadda badda ee Soomaaliya ee hor taal Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) iyo dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee Kenya.
Tallaabadan ayaa timid saacadihii ugu dambeeyay kadib markii ay baraha bulshada ku faafiyeen warar sheegaya in labada dal ay gaareen heshiis ka baxsan maxkamadda, ayna hoggaamineyso Qatar.
Ilo…