US guys warn against Somalia as Farmajo signs time-out solution

US guys warn against Somalia as Farmajo signs time-out solution MOGADISHU, Somalia - The United States has formally rejected a decision by the Somali Chamber of Commerce to extend the term of office of the current government, saying it is "disappointed" by the move, which could "undermine" peace and stability in the country. On Monday, April 12, MPs voted to extend the Farmajo term,…

Real Madrid Mise Liverpool? Thomas Tuchel Oo Doortay Kooxda Uu Doonayo

Chelsea ayaa iska xaadirisay semi-finalka Champions League markii ugu horreysay tan iyo sannadkii 2014kii, waxaanay xalay kasoo gudubtay FC Porto oo kagaga badisay 1-0, hase yeeshee ay lugtii hore kaga badiyeen 2-0, taas oo u suurtogelisay in ay gacanta sare yeeshaan.Blues ayaa semi-finalka la ciyaari doonta Real Madrid ama Liverpool midkooda soo gudba caawa, waxaana xaqiiqadu tahay, in kulankii hore ee labadan kooxood ay kooxda reer Spain kusoo adkaatay 3-1, ayna Anfield tegayso iyadoo haysata faa’iido ah in ay libinta…

Huang Xia, UN Special Envoy, hopes for “a

Huang Xia, UN Secretary-General's Special Envoy to the Great Lakes of Africa, is a guest of Christophe Boisbouvier. The Chinese diplomat returns to the hot spots of the moment when a new government has just taken office in the Democratic Republic of Congo: insecurity in the eastern part of the country and MONUSCO's involvement in the same region, disrupted by the presence of armed groups, or even…

Hordhac: Borussia Dortmund vs Man City – Taariikhda & Rikoodhada U

Manchester City ayaa ku dedaali doonta in ay iska xaadiriso wareegga semi-finalka tartanka Champions League marka ay caawa safarka ugu tagto Borussia Dortmund oo lugtii hore ay waqti dambe ka gaadhay guul cidhiidhi ah.Kulankan oo ka dhacaya garoonka Westfalensation ama Signal Iduna Parkee Dortmund, ayaa waxa tababare Pep Guardiola laga doonayaa in ay ugu yaraan ka badbaaddo in wax goolal ah laga dhaliyo, amaba ay barbarro ku haysto Dortmund, maadaama ciyaartii hore ay ku kala baxeen 2-1 oo waqtigii dheeraadka ahaa uu goolka…

Farmaajo, Mursal iyo shaqsiyaad kale oo DF katirsan oo la cunaqabateynayo

Muqdisho (Axadle) - Ilo wareedyo muhiim ah oo ka tirsan xafiiska wakiilada caalamiga ayaa sheegaya in saaxiibada Soomaaliya ay ka fiirsanayaan in cunaqabateyn la saaro qaar ka mid ah madaxda waqtigiisa dhamaaday ee dowlada federaalka Soomaaliya. Xogta aan helnay ayaa tilmaamaysa in Beesha Caalamka ay ugu hanjabtay Madaxweynaha cunaqabateynta ka saran Mudane Maxamed C / llahi Farmaajo iyo Gudoomiyaha xilka baneynaya Maxamed Mursal Sheekh Craxmaan iyo labadiisa kuxigeen Cabdiwali Ibraahim Muudeey iyo Mahad Cabdalla Cawad…

Hordhac: Liverpool vs Real Madrid – Rikoodhada Ay Kala Haystaan, Xogta

Liverpool iyo Real Madrid ayay midkood iska xaadirin doontaa wareegga semi-finalka tartanka Champions League, waxaana Reds ay ku ducaysanaysaa in ay keento laba gool oo jawaab la’aan ah si ay u rumayn karto riyadeeda ah in ay mar kale samayso soo-laabasho cajiib ah.Kooxda reer England ayaa ciyaartii hore ee ay u safartay waddanka Spain, waxa 3-1 kusoo garaacday Real Madrid oo caawana Anfield ku hortaagan.Tababare Jurgen Klopp ayay kooxdiisu tartanka kaliya ee ay ku jirtaa uu yahay Champions League iyagoo waqti hore…

Mareykanka oo shaaciyay talaabooyinka lagu kordhinayo DF – Axadle

Washington (Axadle) - Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in Mareykanku uu “aad uga xun yahay” go’aanka ay qaadatay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee ay labo sano ugu kordhisay madaxweynaha iyo baarlamaanka. Blinken wuxuu sheegay inay dhowr jeer ku celceliyeen in heshiis dhexmara dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada oo horseedaya doorashooyinka uu muhiim u yahay nabadda, xasilloonida iyo barwaaqada…

Boqortooyada Ingiriiska oo shaacisay qorshaha caalamiga ee Soomaaliya – Axadle

London (Axadle) - Dowladda Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday inay beesha caalamka kala shaqeyneyso qorshe mideysan oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya kadib markii loo kordhiyay waqtiga baarlamaanka iyo Farmaajo. Xoghayaha Arimaha Dibada ee Britain James Duddridge ayaa sheegay inuu aad uga xunyahay go’aanka baarlamaanka Soomaaliya uu ku kordhiyay mudada Farmaajo labo sano. Duddridge ayaa ku tilmaamay go’aanka mid aan kaliya xal u aheyn ismariwaaga…

who murdered Sidi Brahim Ould Sidati, the

He was a personality from northern Mali. Sidi Brahim Ould Sidati, current president of the Coordination of Azawad Movements (CMA), was also Secretary General of the Arab Movement of Azawad (MAA). After the murder on Tuesday in Bamako, people are wondering about the perpetrators of the crime. as reported from Bamako, Serge…

the ambiguity remains after Michèle’s testimony

After the then Prime Minister Jean-Pierre Raffarin and the Minister of the Interior Dominique de Villepin, Michèle Alliot-Marie was at the helm on Tuesday afternoon, April 13. With always the same question at the heart of the hearings: why did France release the alleged pilots made available by Togo, who, however, had warned through the channels of three ministries? The testimony of the former Minister…