Waa Kuma Xiddiga Magac Weyn Leh Ee Barcelona Lala Xidhiidhinayay Ee
Weeraryahanka kooxda Lyon ee Memphis Depay ayaa lagu soo warramayaa inuu ku sugan yahay magaalada Barcelona kaddib markii ay heshiis uu kooxdaas igu biirayo isla meel dhigeen kooxda.Heshiiska uu 27 sano jirkaasi ku joogo Lyon ayaa ah mid dhammaanaya bisha June waxaana si xoogan loola xidhiidhinayay inuu tababaraha ay isku dalka yihiin ee Ronald Koeman kula midoobi doono Camp Nou.Hadda waxay u muuqataa in warkaasi uu xaqiiqo noqon rabo kaddib markii xogo laga helayo magaalada Barcelona ay sheegeen in uu guri cusub ka…