Axmed Madoobe oo Kismaayo ku qaabilay saraakiil Mareykan ah – Axadle
Kismaayo (Axadle) - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay saraakiisha ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay madaxtooyada Jubbaland.
Kulankan ayaa ka dhacay Aqalka Madaxtooyada Jubbaland ee Magaalada Kismaayo, waxaana Madaxweyne Axmed Madoobe safarkiisa ku wehliyay laba sarkaal oo…