Lille Oo Ku Guuleysatay Horyaalka Ligue 1 & Guulihii Xidhiidhka Ahaa
Kooxda kubadda cagta Lille ayaa ku guuleysatay horyaalka waddanka Faransiiska ee Ligue 1 iyadoo soo afjartay guulihii xidhiidhka ahaa ee PSG oo horyaalka si joogto ah ugu qaadaysay si xidhiidh ah u qaadaysay intii ka dambaysay 2017.Lille oo miisaaniyaddeeda sannadkii ay tahay 150 milyan oo kaliya, isla markaana saddex jibbaar ka hoosaysa PSG ayaa waxay hoggaanka soo haysay inta badan xilli ciyaareedkan, waxaanay guusheeda hanashada horyaalka ku xaqiijisatay guul 2-0 ahaa oo ay caawa ka gaadhay Angers.PSG oo hal dhibic ka…