WARBIXIN: Afarta Tababare Ee Shaqada Real Madrid Tartanka Ugu Jira &
Kooxda ree Spain ee Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inaysan wax deg-deg ah u geli doonin si ay u magacawdo tababaraha cusub ee kooxdeeda kaddib markii uu Zinadine Zidane ka dhaqaajiyay markii labaad saddex sano gudaheed.Afarta tababare ee ku tartamaya jagada uu baneeyay ninka French-ka ahi ayaa kala ah Mauricio Pochettino, Antonio Conte, Raul Gonzalez iyo Xabi Alonso.Bixitaanka Zidane ayaan ahayn mid layaab weyn ku ah jamaahiirta kubadda cagta maadaama oo uu horeba kooxda mar uga tagay isla markaana la filayay inuu baxo…