Fiiri: General Gacma Dulle wuxuu bixiyay digniin culus – Axadle
Muqdisho (Axadle) - General Cali Cosoble Caraay (Gacma-dulle), oo kamid ah hogaamiyaasha Ururka Badbaado Qaran, ayaa maanta la hadlay ciidamadii ka gadooday mudo kordhinta sharci darada ah ee loo sameeyay, taasoo lagala noqday markii ay caasiyoobeen.
Jeneraal Gacma-dulle wuxuu marki ugu horaysay amar ku siiyay ciidamada nabad sugida qaranka inay dib ugu laabtaan furimaha dagaalka isla markaana ay dhaqan galiyaan heshiiskii dhawaan lagu heshiiyey…