Actual Madrid Oo Xaqiijisay Qiimaha Ay Ku Iibinayso Eden Hazard Oo Ay Ka
Kooxda kubadda cagta Actual Madrid ayaa go’aan ka gaadhay xiddiga reer Belgium ee Eden Hazard, waxaanay hadda shaacisay qiimaha ay ku iibinayso marka uu furmo suuqa iibka ciyaartoyda oo aad uga hooseeya midkii ay laba sannadood ka hor kaga soo gadatay Chelsea.Laacibka reer Belgium ayey Actual Madrid sannadkii 2019 kusoo iibsatay lacag dhan £103.5 milyan oo Gini, laakiin waxa muuqata in si dhab ah ay ugu khasaartay sababtoo ah labada sannadoodba waxa uu inta ugu badan u jiifay dhaawac, halka inta uu caafimaadka qabay oo…