RASMI: Xulka Qaranka Belgium Ee EURO 2020 Oo Laga Dhawaaqay, Hazard Oo
Tababaraha xulka qaranka Belgium ee Roberto Martinez ayaa shaaciyey liiska ciyaartoyda xulka qaranka dalkaas ee ka qayb-geli doona tartanka Euro 2020 ee bisha June bilaabmi doona, waxaana uu kusoo daray xiddiga dhaawacu daashaday ee Eden Hazard.Laacibkan ayaa ku dhibaatoonaya Actual Madrid tan iyo markii uu yimid sannadkii 2019 oo lacag €100 milyan oo Euro ahayd ay kaga soo iibsadeen Chelsea, waxa uu ku jiray dhaawacyo soo noqnoqday oo mid walba uu muddo ku maqnaa, iyadoo dhowaan uu kusoo noqday garoomada.Inkasta oo Zinedine…