Puntland, Jubaland ayaa soo saaray macluumaad ku saabsan muddo kordhinta

Muqdisho (Axadle) - Qoraallo kooban oo kasoo kala baxay dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa looga fal-celiyey go’aankii muddo kororsiga ahaa ee xildhibaanada Goalah Shacabka ay maanta ku dhaqaaqeen. Qoraal la soo dhigay barta Twitter-ka ee madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheegay in maalinta talabadda uu baarlamaanka waqtigiisu dhammaaday qaadey ay dib u celin doonto dowladnimadii Soomaaliya. “Dowlada ka jirta Jubaland waxay cadeynaysaa in wixii maanta ka dhacay baarlamaanka aysan aheyn wax sharci ah. Tani…

Assess which club Jesse Lingard will join this summer

The resurgence of a Jesse Ellis Lingard has been one of the funniest stories of this strange and unforgettable season.West Ham have obviously been privileged to play games without fans to mock them, or invite them or invade the pitch and plant a corner flag in the center circle. However, there is not much physical pressure on them to succeed and the success they have.We are far from vintage West Ham now | Christopher Lee / Getty ImagesDavid Moye's side are serious contenders to qualify for the Champions League, and…

Thomas Tuchel Oo Magacaabay Saddex Laacib Oo Chelsea Ah Oo Ay Tahay

TABABARE Thomas Tuchel ayaa bixiyey digniin u diray kooxda FC Porto oo ay lugta labaad ee wareegga siddeedda Champions League la ciyaarayaan Salaasada, waxaanu magacaabay saddex laacib oo aan dagaalka lagaga guuleysanin oo kooxdiisa ku jira oo halgan la geli doona.Blues ayaa ciyaartii hore ku badisay 2-0 iyadoo goolashana ay u dhaliyeen Mason Mount iyo Ben Chilwell.Tuchel oo la hadlayaya warbaahinta ka hor kulanka lugta labaad ee Champions Leageu ee FC Porto, waxa uu tilmaamay in kooxdiisu ay haysato saddex dagaalyahan oo ay…

West Brom cruise to a 3-0 victory over Southampton

Southampton became humble in their trip to the West Midlands on Monday night, when Callum Robinson covered a masterful West Brom result to secure a 3-0 victory. The Baggies may have left it too late to avoid relegation but they do not go down without a fight. They hammered Chelsea at Stamford Bridge last weekend and were in a similar destructive mood here. They thought they had an opener within moments of the kick-off, but Mbaye Diagne was denied a dubious VAR call. NO GOAL! ❌West Brom thought they had taken the lead, but…

the deputies vote for the extension of the mandate

In Somalia, the lower house of parliament voted on Monday, April 12, to extend the term of the outgoing president, Mohamed Abdullahi Mohamed, known as "Farmajo" by two years. This vote is intended to block the political crisis that the country entered into on February 8, when the president's term had expired and the presidential election could not be held. Since then, negotiations with the opposition, which no longer recognized its legitimacy, had yielded nothing. In the middle of the afternoon, with a show of hands,…

participation satisfies both camps

In Benin, nearly 5 million voters were called to the presidential election on Sunday, April 11. The largest opposition figures could not present themselves. The day after the election, several political camps reacted. With our special correspondent in Cotonou, Magali LagrangeThe day after first round of presidential elections…

Garsoore Dhowaan Loo Diiwaan-geliyey Rikoodh Dhif & Naadir Ah Oo Loo

Lugta labaad ee wareegga siddeedda tartanka Champions League ee u dhaxaysa Bayern Munich iyo Paris Saint-Germain ee ka dhacaysa garoonka Parc des Princes ee waddanka Faransiiska ayaa loo doortay in uu dhex-dhexaadiyo garsooraha caanka ah ee Daniele Orsato.UEFA ayaa shaaciyey in garosoraha Talyaanigu uu xaakim ka noqon doono ciyaarta xiisaha leh ee Salaasada ay foodda isku darayaan PSG oo garoonkeeda joogta iyo Bayern Munich oo lugtii hore lagaga soo badiyey hoygeeda.Ciyaartii hore ee labadan kooxood ayaa kusoo dhamaatay 3-2…

KHEYRE: Waan hubaa shaki kuma jiro in cidina dhici doonin

Muqdisho (Axadle) - Ra’isul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre, haatana xubin ka ah Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa si adag uga hadlay xaalada adag ee dalka ka taagan iyo xaalada doorashada ee xasiloon. Xasan Cali Kheyre ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in ciidanka Soomaaliya ay ku kala qeybsan yihiin hamiga madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kadib xil ka qaadistii taliyaha gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John). Saadiq John ayaa horjoogsaday fadhigii baarlamaanka ee…

Manchester United Iyo Real Madrid Oo Laga Tuuray Figta Sare Ee Kooxaha

Manchester United ayaa laga tuuray saddexda kaalmood ee ugu sarreeya ee kooxaha ugu qiimaha badan kubadda cagta dunida, waxaana kaalinta ugu sarraysa soo gashay koox dhaqaale xumo ka cabanaysa oo sannadkii ugu dambeeyey aan wax koobab ah ku guuleysanin.Red Devils ayaa qiimaheeda lagu sheegay £3.05 bilyan oo Gini, waxayna ku jirtaa kaalinta afraad iyadoo ku xiga Bayern Munich oo saddexaad usoo dallacday.Wargeyska dhaqaalaha wax ka qora ee Forbes ayaa daabacay kooxaha ugu qiimaha badan, waxaana sida Manchester United oo kale…

Popular Foods That May Cause Lasting Damage to Your Skin, Say

It's no secret that too much sun exposure can wreak havoc on your skin over time, and by now we all know that washing your face daily certainly helps keep acne and blemishes at bay. But did you know that your diet also impacts skin's appearance? As it turns out, there are certain foods that can lead to acne breakouts, as well as those that may accelerate the appearance of fine lines and wrinkles. "We all know that the environment, our genes, and our skincare routines can influence the appearance of our skin. What's…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More