Muxuu CC Sharmarke ka yiri soo celinta xiriirka Soomaaliya iyo Kenya? – Axadle
Muqdisho (Axadle) Raysul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa bartiisa Twitterka soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo soo celinta xiriirka Soomaaliya iyo Kenya.
Cumar C / rashiid ayaa sheegay inay wax lagu farxo tahay dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee labada dal ee deriska ah.
Wuxuu sidoo kale soo dhoweeyay dhex dhexaadinta iyo dadaalada ay…