Puntland ayaa maamusho deegaanno baddan oo ka tirsan Galmudug

Dhuusomareeb (Axadle) Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa ka falceliyay heshiis cusub oo maamullada Galmudug iyo Puntland ay ku kala saxiixdeen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Falagle wuxuu sheegay in heshiiska uu ahaa heshiis militari, ayna wada saxiixeen wasiirada amniga ee labada maamul ee deriska ah. Wasiirka ayaa sidoo kale dhaliilay heshiiskaas isagoo sheegay in Puntland ay dhul ballaaran ku leedahay Galmudug sida uu hadalka u dhigay. Wasiirka Amniga ee maamulka…

FIFA calls for “calm, constructive talks” over Super League plans

FIFA has released a statement condemning the idea of ​​a Super League, while urging those involved to sit down for calm, constructive negotiations.UEFA and the Premier League have both struck the idea of ​​the Super League, which was officially confirmed late on Sunday night, with their statements taking a more aggressive pace. Clubs involved in the Super League were threatened with expulsion and bans from current competitions.FIFA is the latest governing body to express its dissatisfaction with the plans, but instead of…

In the news: in Chad, “between the ballot box and the cannons”

"Idriss Déby between the ballot box and the rebels' cannon," says Walfau Senegal. "While the first tendencies in the presidential election in Chad are largely favorable to him, we read, Idriss Déby sees the country he claims to lead for a sixth term being attacked in the north."Attacked by the rebels from the facts, the front of the alternation and Chad's concorde. They say they want to end what they see as a "relentless…

Sir Alex Ferguson claims that Super League would end ’70 years of history’

Former Manchester United boss Sir Alex Ferguson has called on the parties involved in the creation of the Super League to reconsider their decisions before ruining 70 years of history.Ferguson's beloved United are among 12 European giants who have announced their intention to leave the Champions League and form their own breakaway competition - a move that has left fans around the world in turmoil.Leading European football clubs announce new Super League competition.- Liverpool FC (@LFC) 18 April 2021Those involved are keen…

Magacyada Laba Shirkadood Oo Bixinaya €6 Bilyan Oo Sannadkii Loo

Xalay ayaa si ramsi ah loogu dhawaaqay tartanka ‘Super League’ oo ay samaysteen 15 kooxood oo ah kuwa ugu waaweyn Yurub, kuwaas oo sannadkii kusoo darsan doona shan kooxood oo kale oo qaab isreeb-reeb ah ku imanaya.12 ka mid ah kooxaha aas-aaseyaasha ah ayaa xalay war-saxaafadeed wada jir ah soo saaray, kuna iclaamiyey tartankan cusub oo qiime tiraya Champions League.Lixda kooxood ee waaweyn ee horyaalka Ingiriiska Manchester City, Manchester United, Chelsea, Liverpool, Tottenham Hotspur iyo Arsenal ayaa waxa wehelinaya…

Jurgen Klopp’s true feelings towards the Super League

Liverpool boss Jurgen Klopp has previously admitted that he is strongly opposed to the formation of a Super League to compete with the Champions League.The Reds are among 12 European sides that have signed a letter of intent to form their own breakaway competition as soon as possible, with fans around the world terrified of what is widely seen as an elitist moneylender.Leading European football clubs announce new Super League competition.- Liverpool FC (@LFC) 18 April 2021In addition to opposition from supporters, Liverpool…

Sir Alex Ferguson Oo Ka Haday Super League: “Waa In Laga Guuro

Tababarihii hore ee Manchester United ee Sir Alex Ferguson  ayaa taageeray tartanka cusub ee burburinaya Champions League, hoosna u dhigaya tartamada awoodda iyo xiisaha horyaallada maxalliga ah ee European Super League, kaas oo xalay ay shaaciyeen 12 ka mid ah kooxaha ugu waaweyn ee Yurub.Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in la gaadhay waqtigii laga guuri lahaa horyaallada iyo tartamada 70 jirka noqday, taageereyaashuna ay xiisayn doonaan.Fiidkii hore ee Axaddii shalay ayay dunida ciyaaruhu gilgilantay kaddib markii uu soo…

Nigeria ayaa ciidamo dheeraad ah u soo dirtay Soomaaliya

Muqdisho (Axadle) Ciidamo cusub oo ka socda howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee Axadle Soomaaliya. Ciidanka booliska oo tiradooda ay tahay 144 ayaa u badan saraakiil loo soo tababaray howlaha nabad ilaalinta. Sida uu sheegay isku duwaha booliska AMISOM Daniel Ali Gwambal, 30 ka mid ah ciidamadaasi waxay joogi doonaan magaalada Beledweyne muddo hal sano ah, halka inta soo hartayna ay ka howlgeli doonaan magaalada Muqdisho. Wuxuu intaas ku daray in ciidamadan ay ka shaqeyn doonaan…

Somalia: Farmajo arrives in Kinshasa when protests intensify in

Somalia: Farmajo arrives in Kinshasa as protests intensify in Mogadishu Kinshasa - Embattled Somalia's outgoing President Mohamed Abdullahi Farmajo has arrived in Kinshasa, the capital of the Democratic Republic of Congo where he is expected to hold a meeting with the President of the current African Union and the President of the country Felix Tshisekedi. Farmajo, whose term…

“Waa In Koobabkii Ay Haysteen Laga Qaado Manchester United, Liverpool

Halyeygii Manchester United ee Gary Neville ayaa ku baaqay in kooxaha Manchester United, Liverpool iyo Arsenal laga caydhiyo horyaalka Premier League, laga qaado koobkii & horyaalladii ay ku guuleysteen, dibna loogu celiyo heerka labaad.Neville ayaa qayb ka noqday dadka ka cadhooday horyaalka cusub ee Super League ee ay samaysteen kooxaha waaweyn ee Yurub, kaas oo macne la’aan ka dhigaya horyaallada maxalliga ah iyo Champions League.Kabtanka hore ee Red Devils oo ka hadlayay telefishanka Sky Sports ayaa saddexdan kooxood…