“Kylian Mbappe Ayaa Ah Xiddiga Ugu Fiican Ee EURO Ciyaaraya, Waxa Ugu
Daafaca midig ee xulka Talyaaniga ee Alessandro Florenzi oo xilli ciyaareedkii dhammaaday qaab amaah ah ugu soo qaatay Paris Saint-Germain ayaa saaxiibkiisii kooxdaas ee Kylian Mbappe ku sifeeyay xiddiga ugu fiican ee Euro ciyaaraya sanadkan.Hadalka Florenzi ayaa ah mid uu iskaga indho-tirayo xiddigo waaweyn oo kale sida Cristiano Ronaldo, Robert Lewandowski, Karim Benzema iyo kuwo kale oo badan.Dhinaca kale daafaca Talyaaniga ah ayaa qaba in xulka France uu yahay midka ugu cad cad ku guuleysiga koobka maadaama oo uu kusoo…