Sawirro: Dadweyne ka careysan doorashada Gobaladda Waqooyi oo dibad…
Hargeysa (Axadle) – Wararka laga helayo Gobaladda Waqooyi ayaa sheegaya in saaka dadweyne careysan ay xirteen wadada isku xirta magaalooyinka Hargeysa iyo Gibiley ee maamulkaasi, kuwaas oo isugu soo baxay waddooyinkaasi oo ay ku xireen taayaro.
Dadweynahan ayaa isku soo baxay, kadib markii uu doorasha golaha deegaanka ee Gibiley uu kusoo bixi waayey musharraxa UCID ee ka sharraxnaa…