Madaxweyne Macron Oo Maanta Hadlay: “Benzema Waxa Ku Dayda Carruurta
Madaxweynaha waddanka Faransiiska, Emmanuel Macron ayaa maanta booqday xarunta tababarka ay ku qaadanayaan ciyaartoyda dalkaas ee Clairefontaine, halkaas oo ay iskugu diyaarinayaan tartanka qaramada Yurub ee Jimcaha bilaabmaya.Gellinkii dambe ayuu Khamiista ayuu Emmanuel Macron u tegay ciayartoyda oo tababarka qaadanaya si uu ugu dhiirigeliyo inay guul ka keenaan Euro, isagoo gacan-qaaday Karim Benzema oo uu waqtiyada qaarkood warbaahinta ka eedeeyey intii ay socotay dacwaddii laacibkan lagaga caydhiyey xulka…