YAAB: Maxay Xiddigaha City Ku Arkeen? Barcelona Oo SHAN Xiddig Oo Kale
Kooxda ree Spain ee Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay shan xiddig oo kale oo ka tirsan dhigeeda Manchester City bartilmameed ka dhiganayso.Kooxda horyaalka La Liga ka ciyaarta ayaa durtaba Sergio Aguero iyo Eric Garcia kala saxeexatay Man City, laakiin kaddib markii ay seegeen Georginio Wijnaldum Barca ayaa shan xiddig oo kale ka rabta City sida ay warbixino cusubi xusayaan.Sida ay sheegayaan warsidayaasha ree Spain ee El Chiringuito iyo Sport, tababare Ronald Koeman ayaa doorka uu u waayay Wijnaldum u doonaya Ilkay…