Dacwad ka dhan ah Farmaajo oo la diyaarinayo kadib markii QM…
Muqdisho (Axadle) – Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Abshir Maxamed Axmed ayaa hogaaminaya gal dacwadeed laga gudbinayo Farmaajo.
Guddoomiye Abshir ayaa sheegay in gal dacwadeedka ka dhanka ah madaxweynaha waqti xileedkiisu dhamaaday lagu baadi-goobayo dhalinyaradii tobabarka uu Farmaajo ugu qaaday Eritrea.
“Waxaa go’aansaday in aan horkaco dacwad ka dhan ah maamulka Farmaajo oo lagu…