Real Madrid Oo U Guureysa Garoonka Atletico Madrid Ee Wanda
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ka guureysa garoonkeeda Alfredo Di Stafano ee ay muddada sannadka ah ku ciyaaraysay, waxaanay hoy ka dhiganaysaa Wanda Metropolitano oo ay wadaagi doonaan Atletico Madrid.Real Madrid ayaa waxa wali socda dhismaha garoonkeeda Estadio Santiago Bernabeu oo dib uga dhacay waqtigii la filayay in la dhamaystiro, waxaanay muddada ka hadhsay dhismihiisa ay marti usii ahaanaysaa Atletico Madrid oo ay isku magaalo ka dhisan yihiin.Santiago Bernabeu oo dhisme ka socdoHoryaalka waddanka Spain ee…