Ma Rumaysan Kartid Falcelinta Kylian Mbappe Markii Uu Isku Dayay
Da’yarka garabka weerar ee xulka France ee Kylian Mbappe ayaa lagu soo warramayaa inuu diiday raali-gelin uu ka helay weeraryahanka xulkiisa ee Olivier Giroud kaas oo ay isku xumaadeen intii uu socday kulankii ay Bulgaria 3-0 uga adkaadeen.Giroud ayaa bedel kusoo galay kulanka isaga oo 2 gool soo dhaliyay, si kastaba ciyaaryahankaas ayaa saxaafada horteeda ka sheegay hadalo adag kulanka kaddib isaga oo sheegay inuusan ku faraxsanayn tirada baasaska uu ka helo asxaabta kooxdiisa.Olivier ayaa wakhtigaas yidhi””Mararka qaar…