Ceeb Ayaa Soo Socota! Fadeexadaha Gareth Southgate Ee Durba Bilaabmay
Taageereyaasha xulka qaranka England ayaa ka walaacsan xaaladda ciyaartoydooda iyadoo aanu wali bilaabmin tartanka qaramada Yurub ee Jimcaha soo socda la daah-furayo, waxaanay sababtu tahay go’aamada tababare Gareth Southgate ee dhimashada ah.Xulka qaranka England oo haysta ciyaartooyo badan oo ay waliba da’doodu yar tahay, waxa uu Gareth Southgate go’aansaday in uu liiskiisa ciyaartoydiisa uu kusoo daro Jordan Henderson oo muddo dhawr bilood ah u jiifay dhaawac, walina aan ciyaarin iyo Harry Maguire oo tan iyo horraantii…