Wararkii Ugu Dambeeyey Suuqa Iibka Ciyaaryahanadda Ee Maanta Oo Sabti Ah

Suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga ayaa furmi doona horraanta bisha June ee foodda innagu soo hayso, waxaana haddaba lasii helayaa xogta xiddigaha ay kooxaha waaweyn isku dayi doonaan in ay lasoo saxeexdaan.Wargeysyada waaweyn ee Yurub ayaa si joogto ah usoo bandhiga wada-hadallada, qorsheyaasha iyo xanta suuqa, waxaana maanta oo Sabti ah qodobbadii ugu waaweynaa ee ay qoreen ka mid ahaa:Chelsea ayaa diyaar u ah in ay iibiso dersan ka mid ah ciyaartoydeeda oo ay ku jiraan Tammy Abraham oo 23 jir ah iyo goolhayaha reer Spain…

Dagaal culus oo maanta ka qarxay degmada Wanlaweyn – Caasima…

Afgooye (Axadle) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal dib uga qarxay degmada Wanlaweyn oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfur Galbeed kaas oo haatan ka socda xaafadda Muuri ee degmadaasi. Dagaalkan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu u dhexeeyo ciidamo kala taabacsan guddoomiyaha maamulka degmada, MudaneMaxamed Siidow iyo ku xigeenkiisa dhinaca arrimaha bulshada Axmed Kheyr, waxaana la’isku adeegsanayaa hubka…

Bruno Fernandes Oo Shaaciyey Magaca Xiddiga Uu Ku Riyoodo In Uu Ka

Xiddiga Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa shaaciyey magaca xiddiga xiddig ay riyo u tahay in uu ka garab ciyaaro, kaas oo ay hore iskaga soo garab dheeleen waqtigii uu joogay Talyaaniga.Fernandes ayaa noqday xiddiga ugu muhimsan Manchester Untied tan iyo intii uu yimid sannadkii 2020, waxaanay si joogto ah iskaga garab ciyaarayeen laacibiinta  Paul Pogba, Scott McTominay ama Fred.Laakiin intan waxa uu jeclaan lahaa in uu heli lahaa oo Old Trafford ay ka wada ciyaari lahaayeen laacib kale oo khadka dhexe ah oo ay hore…

Thomas Tuchel Oo Loo Sheegay In Laacibkan Uu Kaydka Dhigo Kulanka

Tababaraha Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa loo sheegay in uu kaydka dhigo xiddig laf-dhabar u ah kooxdiisa kulanka Axadda ay la ciyaarayaan Aston Villa ee lagu soo gunaanadayo horyaalka Ingiriiska ee Premier League.Chelsea ayaa u baahan in ay guuleysato si ay kaalinta saddexaad ee horyaalka ugu dhamaysan karto, laakiin haddii laga badiyo waxay macasalaamayn karaan afarta sare, iyadoo ay kasoo sare mari karaan Liverpool iyo  Leicester City oo min hal dhibic kaliya ka dambeeya.Haddii laga badiyo, Blues ayaa fursadda kaliya ee ay…

Muxuu CC Sharma’arke ka yiri shirka wada-tashiga ee doorasho…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa boggaadiyey wada-hadallada doorashooyinka ee ka bilaabanaya gudaha Caasimadda Muqdisho, kadib qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka. Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in shirka u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada uu kusoo aaday xilli xasaasi ah, isaga oo u tilmaamay in wada-hadalladan ay muhiim u yihiin ka gudubka xaaladda…

The United States is targeting Eritrean and Ethiopian officials over the Tigray genocide

The United States is targeting Eritrean and Ethiopian officials over the Tigray genocide ADDIS ABEBA - The Foreign Ministry is targeting an unknown number of officials in Eritrea and Ethiopia for sanctions, foreign policy reports, in connection with the massacre in several parts of the Tigray region, following reports of civilian deaths. Troops from the two countries have been pitching tents in…

Sir Alex Ferguson Oo Magacaabay LABO Xiddig Oo Waqtigan Ciyaara Oo Uu

Tababarihii hore ee Manchester United ee Sir Alex Ferguson ayaa magacaabay laba ciyaartoy oo waqtigan ku jira garoomada oo uu jeclaan lahaa in uu tababare u noqdo, kuwaas oo nasiibku u diiday in ay gacantiisa soo galaan.Sir Alex Ferguson ayaa hawl-gab ka noqday shaqada tababarenimo siddeed sannadood ka hor, waxaana waqtigii uu macallinka ahaa uu soo layliyey ciyaartooyo waaweyn oo guulo badan soo hooyey.Laakiin laba xiddig oo ka ciyaara horyaalka Ingiriiska ee Premier League ayaa uu isaga oo garoomada ka fadhiistay ku…

Odayaal Ay Ciidamada Ammaanka ku xireen BELEDWEYN

Beledweyne (Axadle) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa ku warramayaa in saacadihii lasoo dhaafay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi lagu xiray qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee ku sugan gudaha magaaladaasi. Odayaasha la xir-xiray oo gaaray illaa 6 ayaa ah odayaasha dhaqanka beelihii dhowaan ku dagaalamay galbeedka magaalada Beledweyne ee Caasimadda gobolka Hiiraan, sida ay Axadle u sheegeen qaar ka mid ah dadka deegaanka. Xariga odayaashan ayaa yimid, kadib markii laamaha amniga ay ka war-heleen in…

Black bodies and white doctors: dive into

Racism has a history and medical literature tells like no other about prejudice, explains historian Delphine Peiretti-Courtis, in a book published by La Découverte. During the nineteenth century in Europe and throughout the 19th century, the debate raged between polygenists and monogenists, in other words between those who…

Al-Shabaab raids Mandera, killing three officers in the latest Kenya attack

Al-Shabaab raids Mandera, killing three officers in the latest Kenya attack NAIROBI, Kenya - At least three policemen were killed by al-Shabaab militants on Friday in Mandera, following an IED explosion followed by a gun battle in Banisa, a few kilometers near the border between Kenya and Ethiopia. Police reports show that the special officials specializing in dealing with terrorism ran over an…