MURUGO: Xiddigii Itoobiya Ee AC Milan Oo Is-dilay, Meydkiisa Oo La

Da’yarkii sida xiddigta uga soo dhex-baxay AC Milan ee Seid Visin ayaa qudha iska jaray, meydkiisana la helay kaddib sannado faruuq, takoor iyo cunsuriyad lagu hayay.Seid Visin oo kasoo baxay kulliyadda da’yarta AC Milan, sidoo kalena kusoo dhex kacaamay naadiga Benevento, ayaa is-dilay iyadoo ay da’diisu ahayd 20 jir, waxaana maydkiisa laga helay gurigiisa ku yaalla Campania.Seid Visin ayaa ku dhashay waddanka Itoobiya oo ee uu asal ahaan kasoo jeedo, waxaana isagoo aad u da’yar loo qaaday waddanka Talyaaniga iyadoo ay soo…

This Shocking Baking Ingredient Caused 400 People to Fall Sick at

The thought of food poisoning tends to make you think about poultry (like this Salmonella-contaminated supermarket chicken), eggs, maybe some spoiled dairy products. Recent reports continue to show that there's still a lot for many of us to learn about preventing food poisoning. That seems true from one new update, as 400 people were hospitalized after consuming an ingredient you probably don't associate with foodborne illness. The India Times recently reported that 400 people in Delhi simultaneously raced to seek medical…

Messi, Neymar Iyo Kabtannada Xulalka Latin America Oo Diiday Inay La

Madaxweynaha waddanka Brazil ee Jai Bolsonaro ayaa ku ceeboobay kulan uu ka dalbaday kabtannada xulalka qaramada Latin America ee ay hormoodka u yihiin Lionel Messi iyo Neymar, xilli uu halis ku jiro tartanka Copa America oo ay ciyaartoyda Brazil iyo kuwa kaleba diiddan yihiin in ay ciyaaraan.Bolsanaro ayaa dalbaday kulan uu la yeesho kabtannada waddamada, si uu iskugu dayo in uu ku qanciyo in ay joojiyaan diidmadooda ka dhanka ah ka qayb-galka tartanka Copa America.Xidhiidhka cagta CONMEBOL ayaa go’aansaday in waddamada…

Inter Milan Oo Shaaca Ka Qaadday Sababtii Rasmiga Ahayd Ee Antonio

Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa daboolka ka qaadday khilaafkii sababay in tababare Antonio Conte uu ka tago shaqada maalmo kaddib markii ay ku guuleysteen horyaalka Talyaaniga ee Serie.Conte ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqay in uu ka tegay Inter Milan May 26, xilli ay ciyaartoyda iyo taageereyaashuba usii dabbaal-degayeen horyaalka tobanka sannadood kaddib ay hanteen.War-saxaafadeed waqtigaas ay Inter Milan soo saartay ayay ku sheegtay, in labada dhinac ay isla qaateen in la burburiyo heshiiskii u dhexeeyey, laakiin…

Booliska oo gacanta kusoo dhigay eedeysanihii dhowaan xaaski…

Muqdisho (Axadle) – Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay eedeysane loo heysto in 4-tii bishaan uu xaaskiisii ku dilay degmada Warta-Nabadda ee gobolka Banaadir. “Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa hadda gacanta ku haya eedeysane Bashiir Cabdi Xasan, oo horay xaaskiisii Salaado Faarax Cali  ugu dilay Degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir 4tii- June- 2021,” ayaa lagu yiri qoraalkan oo uu soo saaray…

DEG DEG: Booliska oo gacanta ku dhigay eedeysanihii xaaskiis…

Muqdisho (Axadle) – Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay eedeysane loo heysto in 4-tii bishaan uu xaaskiisii ku dilay degmada Warta-Nabadda ee gobolka Banaadir. “Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa hadda gacanta ku haya eedeysane Bashiir Cabdi Xasan, oo horay xaaskiisii Salaado Faarax Cali  ugu dilay Degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir 4tii- June- 2021,” ayaa lagu yiri qoraalkan oo uu soo saaray…

Northwest Nigeria hit by news

In Nigeria, the attack launched on Thursday by a horde of cattle thieves against several villages in the state of Kebbi, in the northwestern part of the country, has been revised upwards: it went from 66 to 88 dead. as reported from Lagos, Liza FabbianEight villages in the Danko Wasagu district were attacked on Thursday by men…

One Food to Give Up to Get Rid of Belly Fat, Says Science

Belly fat isn't like any other fat—it's worse. Scientists have found that belly fat, also known as visceral fat, is the most harmful type of fat. In fact, high levels of belly fat increase your risk of heart disease, heart attack, stroke, insulin resistance, and even certain cancers, according to the experts at Johns Hopkins Medicine. While exercising is one of the best ways to shrink your belly fat and improve your cardiovascular health, your diet also plays a big role in the size of your waistline. Following a healthy diet…

the attackers returned to Solhan

According to information from RFI, the armed men returned to the village of Solhan, which was attacked on the night of June 4-5, leaving more than a hundred dead. After the victims were buried and the elements in Sebba's military unit left, they blew up the village on Saturday night. It was around 9 pm local time when these terrorist armed groups returned to the village of Solhan, directed the night before by an attack that left more than a hundred dead. They were many, some sources speak of at least 200 warriors.…

Daawo: 7 Ganacsato ah oo maxkamad loo soo taagay inay kiimik…

Muqdisho (Axadle) – Maxkamadeynta Ganacsato loo haysto in Agabyada Qaraxyada ay kooxda Al-Shabaab uga soo dejin jireen dekedda Muqdisho ayaa ka socota xarunta maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Caasimadda Muqdisho. Ragga loo haysto eedeyntan oo tiradoodu dhan tahay toddoba qof, ayaa waxaa kasoo hor muuqday maxkamadda ilaa shan Nin oo magacyadooda lagu sheegay; Cabdisalaan Cali Faarax, Khadar Cabdisalaan Maxamed, Maxamed Cabdi Sheekh Cumar,…