Miyuu Abuuray Dooddii Iyo Murankii Lagu Yaqaanay? Jose Mourinho Oo

Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa magacaabay difaaca ugu wanaagsan dunida waqtiga, kaas oo uu amaan kula dul-dhacay.Mourinho oo dhowaan loo magacaabay tababaraha Roma ayaa bixiyey waraysi uu kaga hadlay arrimo badan oo uu ka mid yahay tartanka Qaramada Yurub, waddanka ay la tahay in uu guuleysanayo iyo kuwa uu culayska ugu badan saaran yahay, sida aad ka akhrisan karto warbixintii aanu galabta daabacnay.Jose Mourinho oo looga bartay in uu abuuro doodo, lagana gunto hadallo khilaaf abuura ayaa  waxa uu doorkan u…

Booliska oo xog buuxda ka bixiyey qaraxii is-miidaaminta aha…

Muqdisho (Axadle) – Afhayeenka booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali ayaa hadda warbaahinta u sheegay in qaraxii is-miidaaninta ahaa ee maanta ka dhacay isgoyska Ex-Control ay ku geeriyoodeen haweeney shacab aheyd iyo qofkii is qarxiyey. Qaraxa ayaa ka dhacayo suuq lagu iibiyo Hilibka, Mallaayga, sidoo kale ay ku dhowdahay busteejo laga raro Gaadiidka dadweynaha ee aada dhinaca degmada Dharkeynley, waxaana xilliga qaraxa uu ka dhacayay ay goobta…

SAADAAL: Jose Mourinho Oo Saadaaliyyay Xulka EURO Ku Guuleysan Doona &

Tababaraha kooxda AS Roma ee Jose Mourinho ayaa saadaaliyay xulka ku guuleysan doona tartanka EURO ee gudaha bishan dhacaya xilli uu sidoo kale sheegay xul cadaadis weyni ku saaran yahay ku guuleysiga koobkan.Mourinho ayaa sheegay in xulka cadaadisku saaran yahay midka England oo ay tahay inay ku guuleystaan koobkoodii ugu horreeyay tan iyo 1966.Xulka tababare Gareth Southgate ayaa faa’ido ku haysta tartankan maadaama oo Semi-Final-ka iyo Final-kaba lagu ciyaari doono dalkooda England taas oo haddii ay heerkaas gaadhaan…

KDF commanders go to troops in Somalia amid complaints of pointless

MOGADISHU, Somalia - A top defense force in Kenya the commander on Friday visited several forward bases in Somalia among Mogadishu's claims that Kenyan troops have targeted civilians in the Gedo region of Jubaland. Sector II Commander Brigadier Jeff Nyagah, who is also the contingent commander of the Kenyan troops serving in Somalia during AMISOM, visited the Kenyan Armed Forces deployed in various advancing bases in Somalia. Brigadier Nyagah visited troops based in Kolbiyow, Ras Kamboni, Kuday, Abdale Birole, New…

Xubnaha cabashada laga gudbiyey ee guddiyada doorashada oo s…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa saacadaha soo socdo la filayaa in go’aan kama dambeys ah laga gaaro xubnaha cabashada laga soo gudbiyey ee guddiyada doorashada labada heer oo ay midowga musharixiinta u gudbiyeen Ra’isulwasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. Sida ay illo wareedyo lagu kalsoonaan karo u xaqiijiyeen Axadle, Guddiga heer wasiir ee xaqiijinta caddeymaha xubnahaas ayaa gelinka dambe ee Maanta illaa caawa soo kala saari…

XASAASI: Barcelona Oo Laga Af-Duubanayo Gini Wijnaldum & Kooxda Miiska

Kooxda ree France ee Paris Saint-Germain ayaa lagu soo warramayaa inay go’aansatay inay dhigeeda Barcelona tartan xilli dambe ah kula gasho khadka dhexe ee ree Netherlands ee Georginio Wijnaldum.Tababare Ronald Koeman ayaa arki kara mid kamida xiddigaha bar-tilmaameedka weyn u ahaa suuqa xagaaga sanadkan oo u dhaqaaqaya dhinaca PSG.Sida uu sheegayo il-wareedka xogtiisa lagu kalsoonaan karo ee ESPN, Paris ayaa miiska u saartay Gini Wijnaldum dalab ay adkaan doonto in Barcelona ay bar-barayso.Barcelona ayaa xiddiga ka baxaya…

The Worst Wine to Drink Right Now, Experts Say

Even if you enjoy a glass of wine once in a while (and reap some of the amazing health benefits), drinking too much of it will always have its consequences. Especially if you choose the wrong kind of wine for your health. Like anything we ingest, there's a nutritional range when it comes to wine—some pours are less harmful to health than others. But when speaking with nutritionists, we cut right to the chase—which type of wine should we be avoiding at all costs? The resounding answer was Zinfandel. As Jenni Bourque, RHN, of…

Jeff Nyagah oo kormeel qarsoodi ah ku tagay saldhigyada ciid…

Kismaayo (Axadle) – Taliyaha qaybta 2-aad ee AMISOM Jeff Nyagah ayaa kormeer labo cishe ah ku tagay Xeryo Ciidamada Kenya ee ku howlgalka Magaca Midowga Afrika ku tagay saldhigyada kala ah Kubiyoow, Raaskaambooni, Kuday, Cabdalla Biroole, Garoonka Diyaaradaha iyo Dekedda Kismaayo oo mas’uul ay ka yihiin sugidda amnigooda. Taliyaha ayaa ugu horeyn u mahadceliyay Ciidamada difaaca Kenya KDF ee ku sugan Dhammaan Xarumaha uu tagay isaga oo ku amaanay…

The Worst Soda Flavor You Should Never Drink, Says an RD

Soda in any flavor is never the best choice. It's a drink that is lacking in nutrition, to say the least. Plus, it can cause digestive discomforts like gas and bloat from the carbonation and any artificial sweeteners that may be present. It's been proven that there are plenty of long-term health effects of frequent soda consumption, too. Yet, which is the worst flavor you really should never drink? Well, that would be none other than bright, bubbly orange soda. (Instead, go ahead and stock up on any of The 7 Healthiest Foods…